Tusaale Dheeraad ah3
“
Nuur Cadde iyo Yuusuf ayaa isku khilaafay magacaabida xubnaha wasiirada ah ee la doonayo in la magacaabo, waxayna wararka ka imaanaya Nairobi sheegayaan in suuqyada magaaladaas la wado liis la sheegay inay yihiin wasiirada la magacaabayo.
”“
Degmooyinka aan tartan ku dhicin ee la soo bandhigay liis urur keliya, lana ogolaaday, waxaa la qaadanayaa murashaxiinta lagu soo magacaabay liiskaas.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-sas, m.l
Xarafka
L · LI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
