Tusaale Dheeraad ah3
“
Gabyaagii la odhan jiray Salaan Carabey ayaa xaajo ka gar-naqayey isla markaana ka dhigaya in fidnada laga fogaado wuxuuna yidhi “Deel-qaaf fagaare ayaa dibno hadal ka yimid baa laga geel loog dawgalaye.”
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
L · LO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
