3
Daaddegga buuraha.
5
Foorad.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Hadal sal buu leeyahay, biyo-gororka sheekada iyo ujeeddada aan maqaalkan uga gol leeyahay, waa in madax-tooyada digtooni iyo aqoon siyaasi ahi ka jirto, oo aanay indhaha shacabka iyo indhaha Caalamka maro xuub caaro ah (khafiif ah) ka hagoogan.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-lo, m.l
Xarafka
G Β· GO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
