U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maahmaah1

Magac Dheddig
Naxwe-ho, m.l
Xaraf MSubg MA8 xar
1

Erayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayoaragnimo xambaarsan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaybena waxba kagama qaadi kartaan afxumo, Oo waatii tidhi maahmaah soomaali ah (afxumo nabadna way kaa fogaysaa colaadna waba kama tarto).

”
“

Maahmaah soomaaliyeed ayaa ku soo biyo shubanaysa: “Gartaada inta aanad geedka tegin baa la naqsadaa.”

”
“

Buugta Shire waxaa ka mid ahaa buug xiiso badnaa oo la yiraah, "Gabayo, Maahmaah, iyo Sheekooyin Yaryar, Muqdisho 1965.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ho, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maahmaah - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan