Tusaale Dheeraad ah3
β
Abwaankuluc waa abwaan ilaahey ku manaystay murti ku salaysan hab-curis hanaan wacan oo laga dhandhansan karo qaafiyad suugaaneed oo ku qotonta ama dhidibada ku aasatay meel la hubo oo aanay si dhayal ah dhulka ugu dhacayn.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
Q Β· QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
