U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaanto

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHA7 xar
1

Nooc cayaaraha dhaqanka ka mid ah oo leh jaan, sacab iyo or.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sawir kaas hore u eg (kii 1980-aadkii) iyo isma dhaanto uun, ayaa ka soo baxaysa uur-baadhka hoose ee arrimahan.

”
β€œ

Xafladan ayaa lagu soo bandhigay hidaha iyo dhaqankii Soomalaiyeed halkaasoo ay buraanbur iyo dhaanto soo bandhigeen dadkii ka qeyb galay xafladaas.

”
β€œ

Taana waxaan u malaynaya in ay dhaanto sanadkaas oo la iska samro, si ay u kala miiranto una noqoto macal-cune soo bixi doonaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH Β· DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaanto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan