U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madar1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Tooxo yar oo buuro u dhexeysa.

2

Nooc bulukeetiga ka mid ah oo ka samaysan dhoobo iyo caws la isku qallajiyey.

Tusaale Dheeraad ah3

“

MADAR Yuusuf Cali Sh.

”
“

Madar, halkaas oo ay ku aasan yihiin waalidkii, taas oo ay Salaadii Jinaasadda meydka ku tukadeen dad aad u tiro-badnaa oo uu ka mid ahaa Madaxweynaha Somaliland, Daahir Rayaale Kaahin.

”
“

Madar, ayaa shegay in uu kal-fadhigii 18aad ee golaha Guurtida Somaliland, uu maanta ka furmayo xarunta golahaas ee Hargeisa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan