U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maqaaxi

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Makhaayad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Magaalada waa magaalo mashquul ah oo aadan ka helayn maqaaxi aad wax ka cunto marka la dhaafo 3 galabtii sidoo kale hotelada magaalada ayaa buux dhaafa 5 galabtii taasoo dadka ku kalifta in ay banaanada seexdaan.

”
“

Adduunka aad maqaaxi ku furanayso miyaad ku guursatid?

”
“

Waxan fadhiisanay maqaaxi aan maalintan oo kale ku sheekaysan jirnay inta ka horaysa salaada Jimce.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maqaaxi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan