Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
.kh M. ah: hawllan oo aan faraaqo lahayn.
“ aad ayaan uga xumahay, laakiinse ha ila yaabin mashquul ayaan ahaaye” ayey tidhi.
Intaas waa quraacdiyo, qadadiina waa tani ee hoo hadaba su’aal baan isleeyahay jawaabteeda waa lagugu leeyahay, haddii ay doorasho mashquul tahay maamul milatarina kii yahay,adduunkuna labadaa mada’a u badan yahay ka mid baynu nahaye maxaad adigu haysaa?
Xiliyada roobka ayaa Suuqa Garisa oo ku yaala xaafada Islii waxaa mashquul aad u noqda wadooyinka soo gala oo ay gawaarida si aada u isticmalaan, taasoo dadka iyo gadiidka la mari waayaan dhiiqo.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
M · MA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag