U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aruurin1

Magac Fal
Xaraf ASubg AR7 xar
1

.dh aruuri.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa markii ugu horeysay ee golaha Maxkamadaha Islaamiga howlo canshuur aruurin ah ka sameeyaan magaalada Muqdisho inkastoo suuqyada waaweyn iyo gaadiidka aan wax canshuur ah lagu soo rogin ilaa hadda balse la filayo in la bilaabo.

”
“

Hubkii lagu ilaalinayey hey’adda MSF Spain oo lala wareegay Ciidamada dalka Itoobiya oo howlgalo hub aruurin ka waday maalmahan qeybo ka tirsan W/Muqdisho ayaa waxay la wareegeen hub yiilay xarunta Hey’adda MSF Spain oo xarunteedu tahay Isgoyska Mariino.

”
“

- Cibaadada oo uu kaa carqaladeeyo:- Dhibaatooyinka ka dhasha guurka waxaa kamid ah isagoo kugu dhaliya ka feker adduunyo, iyo inaad meherad ka dhigatid ubad iyo maal aruurin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

A · AR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aruurin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan