U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qiil

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf QSubg QI4 xar
1

Wax la cuskado oo shirci ah oo aan aad u weyneyn, laakiin caqli gal ah.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ma aha wax lagu diimo in shaqsi damiirlaawe ahi uu dadkiisii iyo dalkiisii dufan yar siisto, waxayse dooddu ka joogtaa oo inta aan dammaneyn ka dagi la’, in dulmiga intaas la eg diinteenna sharfan qiil looga daydayo.

”
β€œ

Dadkan ayaa markii aad dhageysato waxa ka fahmeysaa in ay u arkaan ciidamada Ethiopia inay isgarab taageen dawladii ay qabiil ahaan ula safnaayeen, iyagoo qiil u radinaya joogitaankooda.

”
β€œ

Sidaad doontaan dhaha marley aniga qiil uun bay ii noqonaysaa caddaymahayga inaad cadaawad igu beerteen ahe”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

Q Β· QI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qiil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan