U gudub nuxurka bogga
SABAAD

masaal

Magac Lab
Xaraf MSubg MA6 xar
La Mid AhmisaalMagac Lab
1

Wax, wax kale tusaale ahaan loogu qaato.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intaan gabay masaal, uga dhigeen mariyay luuqdiisa.

”
“

Madaxweynaha oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegey in sicir bararka ka jira Puntland uu aduunka dhan saameeyay waa sida uu hadlka u dhigey isaga oo masaal u soo qaatey wadanka Imaaraadka Carabta.

”
“

Masaal ayaan bixiyey in beelaha Somaliand, la dagaalameen beel sheegatey iney federal yihiin, iyaga oo badbaadinaya midnimada iyo jiritaanka Somaliland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
masaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan