U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhalanteed1

Magac Lab
Naxwe-dyo, m.dh
Xaraf DHSubg DHA10 xar
1

Wirwir; dhaan dabaggaalle.

Tusaale Dheeraad ah3

“

USA : Madaxda Cusub ee Soomaaliya loo doortey maka dhabaa mise waa ka dhalanteed nidaamka faderaliga?

”
“

Dagaallada noocan ah waxaa huriya Dagaal-oogeyaal eryanaya dhuuni dhalanteed ah kuwaasoo aan badankooda waligood lagu arkin goob-dagaal.

”
“

Axmed waxa uu yeeshay asxaab burcad badeed ah, kuwaas oo aan nolosha ka lahayn rajo, kuna jira nolol dhalanteed ah, isla markaana haysta hanti ay soo dhaceen, taas oo Axmed ka indho-tirtay noloshii wanaagsaneyd ee uu ku jirey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo, m.dh

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhalanteed - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan