U gudub nuxurka bogga
SABAAD

masiibo

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA7 xar
1

ld musiibo. masiil m.dh 1. Dheecaanka geedaha. 2. Dharab

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba miyaanay ahayn ayaan darro iyo burbur iyo masiibo badan oo ku habsatay jaamacadda.

”
“

Inkastoo la xalliyey halkan masiibo, haddana burcaddu waxay wali heystaan 19 markab, iyo in ka badan 200 oo shaqaalihii maraakiibtaas ah.

”
“

Axmed Cabdilaahi Xareed, Muxumed Warsame, Axmed Bulaale Waxaan aad iyo aad ula yaabay arrin aan anigu aad ula yaabay una baahan in wax laga qabto aniguna aan u arko masiibo qaran.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
masiibo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan