U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xareed

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Biyo roob.

2

Biyo macaan oo aan cusbo lahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Goobjooge Baladweyne ku sugan oo diiday inuu magaciisa sheego sababo dhinaca amaanka ah awgood ayaa sheegay in koox ku hubeysan bastoolado iyo qoryo fudud ay ugu dhaceen guriga Salaad Xareed ayna dhowr jeer ka toogteen madaxa.

”
“

Md: Xareed ayaa qeexay in dastuurka Puntland uu qabo in golaha wasiirada dawlad goboleedka Puntland ka hawl galaan gudaha magalaada Garoowe.

”
“

Waxaan huba haddeydaan daqkhli fiican helilahayn inaad wadaadkaaga Xareed ku boorin lahayd in uu is-sharaxo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xareed - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan