U gudub nuxurka bogga
SABAAD

masjid

Magac Lab
Naxwe-dyo/-saajid, m.dh
Xaraf MSubg MA6 xar
1

(dii.) Masaajid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cidna ma sheegan mas'uuliyadda qaraxaani laakinse wuxuu dabo socdaa qarax ba'an oo shalay ka dhacay masjid ku yaala Magaalada Muqdisho oo ay ku dhinteen ugu yaraan 45-qof.

”
“

Mar la weydiiyay wasiirka dilalka ay ciidamadu u geysteen dadka rayidka ah oo ay qaarkood ku jireen masjid ku yaala deegaanka Xoosh ee degmada Dharkeynley ayaa sheegay in dhacdadaas ay ka xun yihiin, ayna ka taxadarayaan.

”
“

Burburinta Qabuurayaasha iyo Mowlacyada lagu siyaarto Mashaa'iqda caanka ah ee laga tixgeliyo dalka Soomaaliya ayaa waxaa caro ka muujiyay dadweynaha reer Kismaayo, iyadoo goobaha laga burburiyay qabuurayaashan ay sheegeen in ay ka dhisi doonaan Masjid.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo/-saajid, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
masjid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan