Skip to main content
SABAAD

raac

Fal Gudbe/Magu (1)
Naxwe-cay, -cday
Xaraf RSubg RA4 xar
1

(f.g) Cid socod ku wehelin.

2

(f.g) Waddoqaadid.

3

(f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid.

4

(f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin.

5

(f.g) Cid cayrsasho.

6

(f.mg) Ku r.: cid ra'yi iwm la oggolaan.

7

(f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid.

Tusaale Dheeraad ah3

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (1) (f.g/mg1)

Isrogrog

-cay, -cday

Xarafka

R Β· RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raac - sawirka la wadaagga

La Wadaag