U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mishiin

Magac Lab
Xaraf MSubg MI7 xar
La Mid AhmashiinMagac Lab
1

Makiinad.

2

Motoor.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hadda ayuu shidka ugu dhacay UD mishiin cusub lagu rikibay.

”
“

Dhinaca Siyaasadda iyo Maamulka haddii aan eegno, waxaa hadda bilow ah qorshayaal la ii sheegay in ay mishiin u yihiin Siyaasadda Xukuumadda talada haysa, kuwaas oo ay ugu waaweyn yihiin; la dagaalanka musuq-maasuqa iyo adkaynta dhaqanka shaqada dawladda.

”
“

Waxaan xasuustaa maalintii aannu SNM ahayn ee waddanka la soo galaynay idaacad yar oo gacanta lagu qaado iyo mishiin yar oo Hondo la yidhaa ayaannu la soo galay, maantana intaad tihiin waad arkaysaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mishiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan