U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mashiin

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Makiinad.

2

Motoor.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Miisaaniyada iyo dakhliga dawladdu wakaaladda miyuu goyn kari waayay dakhligaasi 3 mashiin oo kaafiya baahida biyaha aynu u qabno, halka dawladdu kharashka ka gelinayso waxyaabaha kale.

”
“

Mid ka mid ah Engineerada Warshadaas ayaa sheegay in warshada ay howl geli karto, isla markaana ay u baahan tahay kaliya dayactir, waxaana warshada ay leedahay 154 Mashiin oo dharka lagu soo saari jiray.

”
“

Waxa fiican in lagu qoro mashiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mashiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan