U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mixnad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf MSubg MI6 xar
1

Dhibaato badan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C, ayay Roma ku dhacday mixnad kale, kadib markii barbar-dhac aan waxba la isku dhalin la gashay kooxda AEK Athena, iyadoo uu ka maqnaa kooxda Roma xiddigooda khadka dhexe uga ciyaara Francisco Totti.

”
“

Ciyaartii labaad ee Group C, ayay Roma ku dhacday mixnad kale, kadib markii barbar-dhac aan waxba la isku dhalin la gashay kooxda AEK Athena, iyadoo uu ka maqnaa kooxda Roma xiddigooda khadka dhexe uga ciyaara Francisco Totti.

”
“

Haddaba, su’aashu waxay tahay, si looga badbaado mixnad dhaqaale, maxaa looga baahanyahay in ay qabato dawladdii quudaraynaysa in ay maarayso mishkaladahan is huwan?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mixnad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD