U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qabato

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QA6 xar
1

.kh Qalab sida manqaska laba birood oo isweydaar ah ama hal bir oo la isku soo laabay ka samaysan oo waxyaalaha aadka u kulul lagu qabto.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

"DF waxay ku guulasatay inay beesha caalamka ku qanciso wax ka qabato xaalada gabi-dhaclaynaysa ee Somalia" ayuu Madaxweyne Sh.

”
β€œ

Daqiiqadii 66aad ee ciyaarta ayuu Salif Diao kubada dhexdhigay goolkii Kooxda Leeds, taasoo keentay in kooxdiisa Liverpool ay hogaanka u qabato ciyaarta.

”
β€œ

Haddii ay sidaas tahay, may Beesha Caalamku wax ka qabato qowlasatadaas iyo qoysaskooda, ayaa la waydiiyey Walad-Cabdalla, wuxuuna ku jawaabay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q Β· QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qabato - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan