Tusaale Dheeraad ah3
β
Sidoo kale waxa la isla tilmaamay sida aanay siyaasiyan dadweynuhu u bislayn, taas oo iyana la is tusay inay tahay baahi weyn oo muuqatay sidii loo korin lahaa wacyiga siyaasadeed ee mujtamac-weynaha Somaliland.
ββ
Mujtamac aqoon-yahankiisa iyo hal-doorkiisa dad waalan u yaqaana qofka runta u sheegaana dayro ka yahay, dadka dad ugu liitana u yaqaana libaax sidee buu wanaag u heli karaa?
ββ
Sida ku cad Xeerka IDXS, Aragtida Isbaheysiga waxay aheyd:β dhismaha mujtamac Soomaliyeed oo ka madaxbannan qabyaaladda, leh wacyi iyo garaad ku filan, garanaya wjibaadkiisa iyo xuquuqdiisa kuna raaxeysta gobanimo buuxda, nabadgelyo, cadaalad iyo sinnan.β
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-cyo, m.dh
Xarafka
M Β· MU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
