Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Wax la biirinayo ama la tarminayo inta ugu horreysa oo laga bilaabo; saldhig; raasamaal.
Bolden wuxuu sidoo kale yiri: "Waxa gundhig looga dhigi karaa xaaladda cunno- xumo ee Somalia shaqaalaha gargaarka oo aan howlahooda si nabad ah ugu gudan karin Somalia".
Ma suurtagal baa in la helo caafimaad wanaagsan haddii eynu qeexidda WHO-da gundhig ka dhigno.
"Sameynta Xibiyada waxaa gundhig u ah dastuurka cusub ee dajintiisa ay wado wasaarada dastuurka" ayuu yiri Madobe Nunow oo sheegay in dastuurkan ay dajin doonaan gudi ka madaxbanaan dowlada oo dhawaan tababar kusoo qaaday Jabuuti.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
G · GU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag