U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhambaal

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf DHSubg DHA8 xar
1

Farriin farxad leh oo cid loogu hambalyeeyo.

2

Warqad rasmi ah oo dawlado, hay'ado iwm isu diraan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Muqdisho: Dawlada Soomaaliya oo dhambaal ay kaga xun tahay Weerarkii Kooxaha Mucaaradka Sudan ku qaadeen Magaalada Umu Darmaan u dirtay Xukuumada Khartoum.

”
“

Seyoum Mesfin oo socdaalka maanta ku soo gaadhay Caasumada ahaa mid aan horay loo sii shaacin ayaa warar ku dhow dhow socdaalkiisa ay sheegayaan in dhambaal salaan uu ka siday Raisalwasaaraha Itoobiye Meles Zenawi uu u gudbiyay Madaxweyne cabdulahi Yusuf.

”
“

DFKMG ah oo baaq u dirtey mucaaradka Afhayeen u hadlay Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yusuf oo saakay gaaray Muqdisho ayaa sheegay in DF dhambaal nabaded u dirtay mucaaradka hubeysan ee ka horjeeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhambaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD