U gudub nuxurka bogga
SABAAD

muqaal

Magac Lab
Naxweriw.Riwaayad
Xaraf MSubg MU6 xar
1

Qayb ka mid ah riwaayad ama filin. muqaal-dambe m.l Sawirro lagu bilo goob masraxeedda.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Qoralkan koobanu wuxuu ugu horayn muqaal ka bixinaya sidii iyo meeshii masiibadasi ka soo bilaamatay; dhaawaca ay u geystay dhaqaalaha adduunka;iyo siyaabaha kala duwan ee loo wajahay.

”
β€œ

Ka-gudubka marxalad taariikheed ay bulshadu uga gudubto tu kale, si muqaal iyo taabasho leh ayuu u dooriyaa dhaqankooda.

”
β€œ

Islaamku waa inuu noqdaa dhaqankeynna iyo ficilkeynna ee uusan noqon muqaal dhexda ka dhaloola iyo hadal aan carabka baarkiisa dhaafsaneyn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

riw.

Cilmiga

Riwaayad (riw.)

Xarafka

M Β· MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
muqaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan