U gudub nuxurka bogga
SABAAD

riwaayad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.lRiwaayad
Xaraf RSubg RI8 xar
1

Qiso suugaaneed taxan oo loo habeeyay hab masraxeed oo murti, heeso iwm laga helo oo ay dad matalaan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Khan sii daayo next ahaa Mansoor Khan tallaabo riwaayad Josh.

”
β€œ

Dhawr bilood ka dib wuxuu qoray riwaayad kale oo ay ka iibsatay shirkad ka mid ah kuwa filimada sameeya wuxuuna mar kale helay macaash fara badan.

”
β€œ

Sannadkii 1964-kii, ayuu sameeyay riwaayad la odhan jiray; β€œLamood noqonse wayday.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Cilmiga

Riwaayad (riw.)

Xarafka

R Β· RI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
riwaayad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan