U gudub nuxurka bogga
SABAAD

musiibo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MU7 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hadaba su’aasha is waydiinta mudani waxay tahay, falalka la oran karo waa musiibo qaran ee lagu bartilmaameedsanayo ubaxa qaranka, ma midayn doonaan Soomaalida?

”
“

Waana la yaqaannaa waddan kasta oo labadaas musiibo ku habsadaan in sidii la doono laga yeeli karo.

”
“

Axmed Maxamed Cali ayaa ka codsaday hay'adaha gar gaarka ee Gobolka iyo kuwa caalamiga ahba ay caawimaad siiyaan dadka barakacay qaarkoodna ay musiibo bani aadannimo gaartay ee Dalka Somalia.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
musiibo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan