Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
.kh T. ah: qof Ilaah cabsidii u go'dooma.
In la abuuro bulsho wada taqi ah miyey la mid tahay in la abuuro bulsho ay sarreeyaan waxsoosaarkeeda, heerkeeda nololeed iyo awooddeeda jiritaan?
Wuxuu ahaa muslin taqi ah oo aan afka ahayn’e uu falkeeda lahaa.
Xirsi Magan wuxuu ahaa nin Illaahey yaqaan oo taqi ah, wuxuu ahaa nin dabeecad wanaagsan, wuxuu ahaa nin dadnimada ku wanaagsan, wuxuu ahaa Oday cabqari ah, wuxuu ahaa wadani dalkiisa iyo dadkiisa jecel, wuxuu ahaa nin Af-soomaaliga hodan ka ah.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
T · TA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag