Tusaale Dheeraad ah3
β
Isir-takoorkuse waa marka bulsho isirkeeda la takooro, laga faquuqo; aan laga guursan, loona diido inay bulshada inteeda kale ka guursadaan, loona geysto nasab cay, yasid, liidid, maagid, hanjabaad, maskax-dil iyo jidh-dil intaba.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
N Β· NA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
