U gudub nuxurka bogga
SABAAD

luqad

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LU5 xar
La Mid AhluuqadMagac Dheddig
1

Af ay ummadi leedahay oo ay isku fahmaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin sida ay mihnad kasta ama uu mawduuc kastaa u leeyahay luqad ama weedho u gaar ah ayey gartuna u leedahay weedho u gaar ah (Thermanology), sidaa darteed inta aynaan gelin tafaasiisha garaha waxaynu marka hore baranaynaa erey bixinta garaha.

”
“

Micanah qaran waxaa waaye dad hal meel wada degan oo taariikh u leh, waa dad xuduud loo sameeyay, waxee noqon karaan dad hal dhaqan leh iyo hal luqad iyo hal diin.

”
“

. Ilaalinta hantida ama hanaanka dhaqaalaha (haddii aan luqad casri ah ku sheego) sababtoo ah dhaqaalaha waa laf-dhabarka nolosha.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L · LU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
luqad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan