U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nayaayiro

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NA9 xar
1

Dareen farxad leh oo qofka ku dhaliya furfurnaan dheeraad ah.

2

Rajo.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Noloshu waa hadhka labadiisa gelin, oo subaxba weji bay ku tusaysaa, subax waxay ku tusaysaa farxad iyo nayaayiro nololeed, subax-na waxay ku tusaysaa murugo iyo guul darro nololeed.

”
β€œ

Wuxuu abuuray rajo iyo nayaayiro xitaa qofka aan waxba hayni dugsanayey iyo bulsho aaminsan dalkooda iyo jiritaankooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N Β· NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nayaayiro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan