U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rajo

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RA4 xar
1

Ilmo yar-yar oo hooyadood dhimatay. rąjo m.dh Filashada la filanayo wax la heli doono.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shalay sheegay in uu ku rajo weyn yahay in ergada ansixin doonta dastuurka qaybo qoraalka ay kulankooda koowaad yeelan doonaan 19-ka illaa 20-ka bishan si loo ansixiyo dastuurka oo qeyb ka ah qorshaha Road-map-ka.

”
“

Alpha Omar Konare ayaa rajo xumo ka mujiyay wada xaajood la gaaro dowlada iyo Maxkamadaha, isagoo ku booriyay hogamiyeyaasha Afrika in ay yeeshaan Midnimo si dalka Somalia loo caawiyo.

”
“

Afhayeenka ayaa sheegay in howlgalka AMISOM gaar ahaan ciidanka Kenya ay ku wajahan yihiin magaalada Kismaayo, wuxuuna rajo ka muujiyay in dhowaan howlgalkaas la soo afjari doono oo uu guul ku dhammaan doono.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rajo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan