U gudub nuxurka bogga
SABAAD

neefi

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf NSubg NE5 xar
1

(f.g) Wax neefta ku jirta ka saarid.

2

(f.mg) Ka n.: cid hawl ku daashay ka nasin.

3

(f.mg) Ka n.: cid hadal u ciil qabta dhageysad.

4

(f.mg) Ku n.: neefta lo'da cid ku daaweyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Odaygii markii uu jawaankii gacanta ku dhigay ayuu furay si uu u hubsado inay alaantii dhan tahay, dabadeedna markii uu hubsaday inay alaabtii u dhan tahay ayaa neefi ka soo boodday oo ay naxdintii ka ba’day.

”
“

Dadkii aqoon waayay oo u badnaa ardada Jaamicadaha Ottawa, waxaa iyagana neefi ka soo kuday markii loo sheegay, deetana loo sii faahfaahiyay ujeedada iyo macanaha uu xambaarsanyahay iyo meesha uu kagalayay dooda uu Saaciid Saalax habeenkaas hoggaaminayay.

”
“

Dabadeedna Islaantii oo ladi wayday cabaadkii iyo oohintii ka baxaysay ciyaalka qalaylka loogu xiirayo habeen badhka oo is lahayd malaha markuu ka soo jeedsado ciyaalka dee adiga uun baa ku xigi doona ayay neefi ka soo booday markuu iyadii garab maray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

N · NE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
neefi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan