U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ogsijiin

Magac Lab
Xaraf OSubg OG8 xar
La Mid Ahogsajiin1Magac Dheddig
1

Curiye kiimikaad oo neef ah, midab dhadhan iyo urna lahayn oo ku jira hawada iyo biyaha muhimna u ah noolaha.

2

Curiyeyaasha biyuhu ka samaysmaan mid ka mid ah.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Qofkan ka badbaaday musiibada ayaa sheegay in naakhuudayaasha doonida watay ay ku khasbeen inay galaan qolal aan ogsijiin lahayn intii safarka lagu soo jiray, markii ay diideena qoriga baadkiisa lagu garaacay, laguna qasbay inay galaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

O · OG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ogsijiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan