U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaarad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf QSubg QA6 xar
1

Shanta qaybood ee waaweyn oo dhulku u qaybsan yahay middood.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Afrika waa qaarad u dhaxaysa qaaradaha adduunka ee qadiimka ah, waana qaaradda labaad ee ugu wayn caalamka, iyadoo uu bedkeedu gaadhayo 30 malyuun oo km2.

”
β€œ

Dhinaca kale, qaaradaha Waqooyiga Amerika & koonfurta Amerika mararka qaar waxa la xisaabiyaa hal qaarad ahaan.

”
β€œ

Gantaal waa nooc ka mid ah hubka dheereeya ee ka duula qaarad ilaa qaarad kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

Q Β· QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaarad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan