U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaate

Magac Lab
Naxwe-tayaal, m.l/dhKimisteri
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Atamka ama kooxda atamada ah ee lammaane elektaroonno ah la siiyo marka dabarka elektaroon-deeqe ahi sameysmayo.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Waa in laga dirtoonaadaa: hudhu, fidmo wale, mid soori qaaday, gar ma qaate iyo mid aniga yiri.

”
β€œ

Waxaan is weydiiyey Sheekhii ama muftigii madaxweynaha Yaman haddii uu u xalaaleeyey laaluush ka bixinaya ama bixiyaha, kii qaadanayey (laaluush qaate) aaway?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-tayaal, m.l/dh

Cilmiga

Kimisteri (kiim.)

Xarafka

Q Β· QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaate - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan