U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fidmo

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FI5 xar
La Mid AhfidnoMagac Dheddig
1

Colaad iyo isnecbaan dad dhex taal, rabsho, qalaanqal.

2

Nin f. badan: fidnawale.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Xisbigayagu waa xisbi dimoqraadi ah, laakiin fidmo ayaa hadda ku baxday, markaa waa in fidmada laga daayo'ayuu yidhi Cabdi Aw-Daahir mar la waydiiyey bal inuu dhaqanka xisbigiisu awelba sidaa ahaan jirey iyo inkale.

”
“

Waa in laga dirtoonaadaa: hudhu, fidmo wale, mid soori qaaday, gar ma qaate iyo mid aniga yiri.

”
“

Guul iyo guul-darraba waa sidaa dookhaygii… waxaan door-biday inaan ku socdo siday ila tahay, waxaanan doortay kuwo aan fidmo walayaal ahayn, qaar kalena waxyaabo kale ayaan ku doortay,” ayuu ku daray, isaga oo wejigiisa cadho ka muuqato.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fidmo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan