U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aaway

Erey Weyddiimeed
Naxwesida dh.: awday, w.: aawaye
Xaraf ASubg AA5 xar
1

Erey weyddiimeed, oo sida falka, mararka qaarkood, isu rogroga oo micnihiisu yahay "xaggee laga helaa?" "mee?".

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Hadaba aaway 4.5-kii laga qaylinayey, sow sheekadu ma marayso 2.5 oo ah Hawiye vs Daarood iyo inta kale.

”
β€œ

"Dalalka Afrika waxay sheegaan in Somalia ay ka jirto Nabad, waa been taas, aaway nabada ka jirta Somalia? inagu diyaar uma nihin inaan ka qaybqaadano dagaalada ka socda Somalia" ayuu yiri Ojo, isagoo sheegay inaysan aqbalayn codsiyada loo soo jeediyay.

”
β€œ

"Mareykanka waxa uu dhawaan duqeeyay dad rayid ah, isla markaana waxa uu ku dooday inuu duqeynayo rag argagaxiso ah, aaway argagaxisada Somalia ma joogaan wax argagaxiso xitaa xiriir la leh" ayuu sheegey Shariif Xasan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Erey Weyddiimeed (e.we)

Isrogrog

sida dh.: awday, w.: aawaye

Xarafka

A Β· AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aaway - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan