U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qanacsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf QSubg QA8 xar
1

Cid, wax raali ku ah ahaansho.

2

Cid, wax ka quusatay ahaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hase yeeshee, waxay ku qanacsan yihiin inay hadda sidii hore ka sii adag yihiin.

”
“

Inkastoo aanu weli ka hadlin Sharma'arke go'aanka Madaxweynaha, hadana xubno badan oo ka tisran wasiiradii xukuumada ayaa muujiyay inay ku qanacsan yihiin in xukuumada la kala diro, lana magacaabo Ra'iisul wasaare cusub.

”
“

Taas la’aanteed waxay ay ku qanacsan yihiin in aan waligeed laga baxayn fawdada iminka lagu jiro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qanacsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan