1
Nin madax u ah tol ama qaran oo xakunkiisu dhaxaltooyo yahay.
Tusaale Dheeraad ah3
“
, magaalada Qandahar (Kandahar) ee Afgaanistaan waxaa qabsaday Axmed Khan Cabdili oo watay Ciidan (4000) kun ah halkaas oo ay qabaa’ilka degenaa ugu caleemo saareen boqor.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
B · BO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
