U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qanjir1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA6 xar
1

Cad yar jirka nafleyda ku yaal oo dhala dheecaano uu jirku u baahanyahay.

2

Tusaale Dheeraad ah2

“

“Awalba qanjir nagu yaallaad aheyd,” ayaa lagu yiri Far-yaradii, “fuleey hooskeeda ka dideysaad tahayee tolkaaga dhinac ka raac…ama hantatacaaga doc nagala mar.

”
“

Ganac: Ganacu waa qanjir weyn oo bogga hoostiisa ku yaala.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qanjir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan