Tusaale Dheeraad ah3
“
Dhab ahaantiise, wuxuu Sheekhu la soo ifbaxay shakhsiyad u gaar ah, taasoo ay soo dhaweeyeen dhamaan qaybaha bulshada, oo xitaa cadawgiisu ku jiro.
”“
Waxay inala sugeen intii Siyaad Barre maleegayey haddimaddii ina gaadhay, isagoo ahaa shakhsiyad jaahil ah sida la xusana bilowgiiba cadaystay qabyaaladda.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
SH · SHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
