U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cagaaran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf CSubg CA8 xar
1

Wax cagaartay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Daanta galbeed, waxaa bariga kaga xiga Wabiga Urdun, dhinaca woqooyiga iyo galbeedka iyo koonfurtaba waxaa kaga dhagan xariiqanta Cagaaran oo yahuuda sameesay sanadka marka oo ahaa 1949kii, waa marka oo dhamaaday, dagaalkii carabta iyo yahuuda 1948ii.

”
“

Bohuko ayaa tilmaamay in ciidamadoodu ay joogaan xarumo lagu yaqaano oo ah qad cagaaran,laakin ay is difaaci doonaan amaba ay dagaalami doonaan hadii lasoow weeraro sida uu hadalka udhigay.

”
“

"Maalin kasta wadada ayay ii galaan ciidamada dharka cagaaran wata ee Dowlada Federaalka ka tirsan, hada kadibna aniga waan is hubeynayaa waxii qasaaro ah oo ka dhasha arintaasina madaxda Dowlada ayaa qaadi doonta," ayay tiri Caasha Axmed Cabdalla.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cagaaran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan