Tusaale Dheeraad ah3
“
Guntii iyo geba-gebadii, ragga ku hanjabaya sida Wasiirkuba ka hadlayey, ilayn hadalka uun baa ka baydhaye in ay majaxaabinayaan Maamulka, magaca ay doonaanba ha sheegteene kuma talin soo jeed ee riyo ama qaraw.
”“
Haddaba i dhageyso, ikhwaaniiy waxaa i dilay qaraw iyo walaac hurdada ii diiday oo habeen walba waxaan ku riyoodaa hooyooyin aan caruurtooda ka dilay ama ka curyaamiyay oo i habaaraya oo ii dhaaranaya—oo Rabbul Kacbah igu dacweynaya.
”“
Maalintii waa u xammaalasho iyo xoogsi, habeenkiina waa u gal-galad iyo gedgeddoon; waa u qaraw iyo sawirro aan qurxoonayn; waa u tuhun iyo taah aan dhammaan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
Q · QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
