Tusaale Dheeraad ah3
“
Waa dhiig daadanaya, meed la guraayo, dhaawac la dhayaayo, bara-kac aan xad laheyn, oohin, riin, aadaar, taah, habaar iyo qaylo dhaan.
”“
Marxuumka ayaa u geeriyooday Xanuun mudo kooban hayay,kadib markii isagoo Caafimaad qaba uu seexday kadibna Habeenbarkii Xanuun iyo Taah lasoobooday sidaasina ku Nafbaxay,iyadoo Culimaa'udiin farabadan Qur'aan la dul fadhiyaan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
T · TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
