U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xoogsi

Magac Lab
Xaraf XSubg XO6 xar
La Mid AhxoogsashoMagac Fal
1

.dh xoogso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ganacsatadii, ardaydii iyo dadkii kale ee u xoogsi tagi jiray dhanka Kenya ayaa loo diiday inay saakay ka gudubaan xuduuda u dhexeysa labada dal, waxaana ciidamada ilaalinaya xuduuda ay muujinayaan feejignaan dheeraad ah.

”
“

Arrintaan ayay dadka labada dhinac ee ka gudbi jiray xuduudda ku tilmaameen mid xagal-daacin karta howlahooda ganacsi iyo middooda xoogsi ee ay labada ee Somalia iyo Kenya isaga gudbi jireen.

”
“

Waxa la soo wariyay in uu jiray aabo waqtigiisa oo dhan galiyay xoogsi aduun.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xoogsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan