U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jeed

Fal Magu (1)
Naxwe-day, -dday
Xaraf JSubg JE4 xar
1

Sii j.: cid dhabarka xijin.

2

Soo j.: habeen hurdo ka tegid (cid).

3

U j.: muuqaal il ku hayn.

4

U j.: meel aadid.

5

Ula j.: fal ama hadal ujeeddo gaar ah ka lahaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Macnuhu waa soo jeed oo maslaxadaada ha uga harin siyaasiyiin ee la ogow oo la xisaabtan.

”
“

Nimankii reer Qun-jeed ee aan ku idhi idinku inankaa eega, ayaan berigaa xasuusin jiray.

”
“

Dagaalkan oo ahaa mid xoogan ayaa saakay qaraxay, kadib markii ciidanka Ethiopia ay weerar gaadmo ah ku qaadeen tuulo lagu magacaabo Jeed oo ka tirsan Gobolka Shillaabo ee dalka Ethiopia, waxaana dagaalka loo adeegsaday hub kala duwan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-day, -dday

Xarafka

J · JE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jeed - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan