U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qarso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Wax meel aan laga arki karin dhigasho. qasan1

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bilan ededeed inta ay labada dhaban ka dhunkatay ayay tidhi; "Edo wax ka qarso edadaa Ruun ismaan lahayn ee waaan ka xishoonayay inaan kuu sheego."

”
“

Halkaas ayaa sheekadu ka bilaabmaysaa oo socdaal kii geeddigii buugaagtu i qarso u noqonaayo uu ka balow odhanayaa.

”
“

Runtii waa jiraan kuwo badan oo leh, laakin waxa daboolaya oo leh i qarso kuwa xushmad laawe-yaalka ah, iyagga ayaa mujtamceena horboodayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qarso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD