U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bilan

Fal Magu (4)
Naxwe-lnaa, -lnayd
Xaraf BSubg BI5 xar
1

Wax la bilay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu ku bilan yahay oo ku boqran yahay waa dadkiisa.

”
“

Siddeed dal oo qaaradda Afrika diillinta Equatorka koonfur ka xiga safar 28 maalmood lagu kala bixiyay, shaki kuma jiro, qofkii nasiib u hela, qalin bilan u qaada oo buug ka dejiya in ay ‘geedka’ faqriga la yiraahdo si roon u kala xiriir furanyaan.

”
“

Baxnaan ayaa helay warka ah in Bilan ay ka soo fara-baxday reerkoodii oo la la’yahay meel ay jaan iyo cidhib dhigtay, arrintaas oo uu Baxnaan marka hore ka naxay, marna is yidhi malaha Bilan si fudud ayaad ula kulmi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-lnaa, -lnayd

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bilan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan