U gudub nuxurka bogga
SABAAD

socdaal1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf SSubg SO7 xar
1

Safar meel fog lagu aado.

2

S. ah: qof safar ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baydhabo (AllPuntland) - Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha gobalka Baay Cabdifataax Ibraahim Geesey ayaa socdaal ugu kicitimay deegaano ka mida gobalka baay, halkaasoo ay ugu kuur galayaan xaaladaha nabadgelyo iyo abaaro laga soo sheegay halkaas.

”
“

Madaxweyne Daahir Rayaale ayaa dhowaan xukun degdeg ah ku soo rogay gobolka Sool, ka dib markii uu socdaal ku tegay, laakiin uu kala kulmay weerar kaga yimi dhinaca maamul-goboleedka garoowe ee uu madaxda ka yahay Col.

”
“

Faysal Cali Dhurwaa oo ka hadlay Deegaanada Degmada Gabiley abiley (Haatuf): Guddoomiyaha ururka UCID, Faysal Cali Waraabe iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa socdaal ku maray deegaanada degmada Gabiley.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
socdaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan